Senator Dhagdheer ”Culimo Qoray sidata oo horumarka diideysa uma baahnin ”

Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa weerar afka ah ku qaaday Culimada Ahlu Sunna ee caqabada ku noqptay dhismaha Maamul loo dhan yahay ee yeelato Galmudug . Dhagdheer ayaa sheegay in ay soo kordheen culumo diidan horumarka oo doonaya in qori wax ku maamulaan, waxa uuna … Continue reading Senator Dhagdheer ”Culimo Qoray sidata oo horumarka diideysa uma baahnin ”